Sababtii Uu Uga Tagay Barcelona, Xiddigii Ugu
Daafacii hore ee kooxda Barcelona ee Dani Alves ayaa shaaca ka qaaday sababtii uu u go’aansaday inuu iskaga tago kooxdaas isaga oo sidoo kale doortay daafacii ugu adkaa ee uu kahor tagay iyo xiddigii ugu caqliga badnaa ee uu kasoo garab ciyaaray waayihiisa ciyaareed. Alves ayaa iskaga tagay Barcelona sanadkii 2016 isaga oo madaxda sarre ee kooxda wakhtigaas haysatay u arkayay kuwo aan ku haboonayn kaddib mudo siddeed sano ah oo uu soo joogay oo uu kula soo guuleystay lix horyaal La Liga iyo saddex Champions League. Hadda…