Dunida kubada cagta ayaa baroordiiq gashay
Mid ka mid ah shaqaalaha kooxda weyn ee Faransiiska Lorente ayaa dhintay habeenkii Axadda ka dib markii uu ku dhacay mid ka mid ah laydhadhka garoonka dhexdiisa intii ay ciyaartu socotay.
Ka dib ciyaartii Ligue 1 ee ay la ciyaareen Rennes xalay, mid ka mid ah khashaafadaha waaweyn ee laydhka u ifiya garoonka ayaa kasoo go’ay dhinaca sarre isagoo haleelay shaqaalahaas..
Kooxaha caafimaadka iyo dab damiska garoonka ayaa isku dayay inay wax ka qabtaan badbaadinta ninkan oo markii hore xaalad adag galay laakiin way ku…