Goolhayaha sanadka
Manuel Neuer, oo seddexleey kula guuleystay Bayern Munich, ayaa loo magacaabay Goolhayaha Sanadka.Manuel Neuer ayaa la gudoonsiiyay abaal marinta goolhayaha sanadka ee FIFA wuxuuna reebay goolhayaha Liverpool ee Alisson Becker iyo kan Atletico Madrid ee Jan Oblak.Goolhayaha reer Jarmal oo ka caawiyay Bayern Munich ku guuleysiga Champions League, Bundesliga iyo German Cup, ayaa sanad qurux badan ku qaatay garoonka dhexdiisa iyo guulo badan.“Waxay ahayd mid kamid ah sanadihii ugu fiicnaa xirfadeyda ciyaareed, marka kalsooni…