Jamaahiirta Manchester United Oo Doortay Shaxda Ay Doonayaan

Taageereyaasha Manchester United ayaa doonaya in tababare Ole Gunnar Solskjaer uu ku dhegsanaado shaxda dheemanta ah ee khadka dhexe ee sida cajiibka ah u shaqaysay kulankii RB Leipzig.United ayaa ku ciyaartay afar laacib oo khadka dhexe ah, iyadoo uu Solskjaer ka guuray qaabkiisii hore ee saddexda ciyaartoy uu dhexda dhigi jiray, waxaana uu doorkiisa siiyey saxeexa cusub ee Donny van de Beek oo muddo saacad ah ka talinayay khadka dhexe oo isaga u kala xidhnayd.Paul Pogba oo isaguna kusoo bilowday ayaa ahaa midkii baaska…

Murashaxiinta mucaaradka ayaa diiday doorashadii ‘sharci darrada aheyd’ ee ka dhacday Tanzania

Mucaaradka Tansaaniya ayaa diiday waxa ay u arkaan 'sharci darro'. Musharixiinta ayaa ku andacoonaya wax isdabamarin waxayna su’aal ka keeneen daacadnimada dimoqraadiyada dalka.Wax kasta oo dhacay Arbacadii ma ahayn doorasho waxayna u egtahay "inaan ku tufno wajiga dimoqraadiyadda Candhuuf," Musharaxa hogaaminaya mucaaradka Tansaaniya ayaa yiri Khamiistii, halka Mareykanku xusay "eedeymaha lagu kalsoonaan karo ee musuqmaasuqa iyo cabsi galinta la xiriirta doorashada . ” Xisbiga kale ee ugu weyn ee mucaaradka ayaa sheegay

Faransiiska oo cabsi ka muujiyay Silsilado weeraro ah! –

Dowladda Faransiiska ayaa wajaheysa walwal xooggan oo lagu bartilmaameedsan kara Muwaadiniinteeda, kadib markii ay korortay carada ka dhalatay Aflagaadada uu Muslimiinta u geystay Hogaamiye Emmanuel Macron & taageerista sawir gacmeedka laga sameeyay Nabi Muxamed NNKH. Faransiiska ayaa laga diiwaangeliyay 8-Weerar oo laga soo bilaabay 2015-kii, waxaana ku dhintay muwaadiniin u dhalatay dalkaas, halka ay dhaawacmeen tiro dad ah oo ku sugnaa goobaha weeraradaas ka dhaceen.…

EDITORIAL: Why Somalia’s forthcoming election might distinguish it from friends

EDITORIAL | The eye this week by way of elections could have been on Tanzania. However the lesson there was large enough to achieve Mogadishu. And with Somalia's personal election scheduled for December to February subsequent yr, the organizers at Mogadishu can not afford to take a seat on their fingers but. The right way to do it: The East African nation, historically one of the steady in Africa, and belonging to a membership of some on the continent that by no means skilled a coup or coup try, held elections on…

James Rodriguez Oo Ka Dhaawacmay Xubinta Taranka & Gabadha

Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara Everton ee James Rodriguez ayaa  la dhibaatoonaya kasoo kabashada dhaawac kasoo gaadhay xubinta taranka ‘Xiniinyaha’ kulankii Merseyside derby, markaas oo uu Virgil van Dijk jilib kaga dhuftay ka hor intii aanu difaaca Liverpool dhaawaca culusi soo gaadhin.Laacibka hore ee Real Madrid ayaa la sheegay inuu xanuun badan ka dareemay xiniinyaha kulankii Southampton ee Axaddii oo bandhiggiisuna ka hooseeyey heerkii laga filayay, intaa wixii ka dambeeyeyna ay xaaladdiisu sii xumaatay.Carlo…

Sylvain N’Guessan: “Laurent Gbagbo wants to remain opposition leader”

After nine years of silence, Laurent Gbagbo has come out of his silence. On Thursday, October 29, the former president of Côte d'Ivoire on TV5 Monde called on his successor Alassane Ouattara to negotiate to avoid disaster for the country. What is Laurent Gbagbo's real political ambition today, still living in exile? Sylvain N'Guessan is a political analyst and director of the Abidjan Strategy Institute, he responds to one of our special envoys, Christophe Boisbouvier. .

“Soomaalinimo ma diidanin balse waxa aan kasoo horjeednaa

Muuse Biixi Cabdi Hogaamiyaha Gobaladda Waqooyi oo ka hadlay Munaasabad ka dhacday Magaalada Hargeysa ayaa sharaxaad ka bixiyay qorshaha siyaasadeed & wada-hadalka Dowladda Federaalka ay la yeesheen. Waxa uu sheegay in aysan diidaneen Soomaalinimo, isla markaana ay qayb ka yihiin Soomaaliweyn, balse ay kasoo horjeedaan in lagu jujuubo (Af-qabto) marka laga hadlayo dhanka Siyaasadda. Muuse Biixi ayaa sheegay in wax waliba oo dhaca in aysan meesha ka saareyn Soomaalinimada oo…

Forum opens its work with mandates from locally elected officials and the oath of confession

In Chad, the second inclusive national forum opened yesterday, Thursday 29 October. It was convened by the government to assess the implementation of the new constitution, which has been in place since 2018. On the first day of this meeting, the boycott of the largest unions and part of the opposition, participants agreed on the need to abolish the confession seat introduced by the current Constitution…

Maxay Nice ugu noqotay bartilmaameedka argagixiso ee gudaha Faransiiska?

Raysul wasaaraha France Jean Castex ayaa ku dhawaaqay in wadanka uu kujiro heegan degdeg ah kadib markii sadex qof lagu dilay magaalada koonfureed ee Nice khamiistii. Tani ma ahan weerarkii argagixiso ee ugu horeeyey ee ku soo aaday maalin weyn oo diini ah ama qaran ee laga xuso magaalada Riviera ee cariga Faransiiska. Duqa magaalada Nice Christian Estrosi ayaa bartiisa Twitter-ka ku sheegay in weerarka midida loo adeegsaday uu ka dhacay kaniisadda magaalada ku taal ee (Notre Dame) isla markaana booliska ay xireen ninka

Hussein Bakri, the “humanistic” architect of Akon City

Hussein Bakri is the Lebanese architect responsible for the design of the Akon City project in Senegal. We met him in the United Arab Emirates, where he lives. This “citizen of the world” told us about his architectural philosophy. "I'm surprised by your request". These are the first words that Hussein Bakri used when we met…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.AcceptRead More