Waa Kuma Mashiinka Gooldhalinta Ee Ay Saxeexiisa
Afarta kooxood ee Premier League ee kala ah Manchester City, Manchester United, Arsenal iyo Liverpool ayay soo baxeen warar sheegaya inay dhammaantood doonayaan weeraryahanka Red Bull Salzburg ee Patson Daka.Xiddiga Zambian-ka ah ayaa kusoo raaxaystay xilli ciyaareed wanaagsan oo uu lasoo qaatay kooxda ree Austria isaga oo 31 kulan kusoo dhaliyay 27 gool tartamada oo dhan oo ay kamid ahaayeen 20 gool oo uu kasoo dhaliyay 18 kulan oo horyaalka dalka ah.Daka ayaa sidoo kale kulamadii ka horreeyay xilli ciyaareedkan ee…