Dowladda Suudaan oo war kasoo saartay Geerida Sheekh Nuureyn

War kasoo baxay Wasaaraddda Arrimaha Diinta Dowladda Suudaan ayaa lagu faah-faahiyay shil gaari uu ku dhintay Wadaadka lagu magacaabo Sheekh Nuureyn Maxamed Siddiiq waxaana ku dhaawacmay saddex ruux oo la socotay. Wasiirka Arrimaha Diinta Suudaan Nasrudiin Mufrix ayaa sheegay in Dowladdu ay ka tacsiyeeneyso geerida ku timid Sheekh Nuureyn oo ahaa Xaafidul Qur’aan siiqo wanaagsan ku aqrin jiray Qur’aanka Kariimka. Shilka ayaa ka dhacay Meel 18 KM u jirta Magaalada Umdurmaan,…

“Xubnaha Guddiga Doorashada 20/21 ee Hir-Shabeelle &

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka hadlay xubnaha Guddiga maamulaya Doorashada 20/21 ee ka imaaday dhanka Dowad Goboleedyada Hir-Shabeelle & Galmudug. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa sheegay in xubnaha guddiyadaas ee laga soo magacaabay Hir-Shabeelle & Galmudug ay yihiin xubno katirsan hay’adda nabadsugidda & sirdoonka qaranka. “Inta badan xubnaha labada guddi doorasho ee laga soo magacaabay Hirshabele iyo Galmudug waa xubno ka…

Golaha Shacabka BFS oo maanta dhageysanaya warbixin ku

Golaha Shacabka BFS oo ku guda jira kalfadhigooda ugu dambeeyo muddo xileedkooda ee 8-aad ayaa maanta dhageysanaya Warbixin la xiriirta xaaladda Cudurka Coronavirus ee Soomaaliya. Xildhibaannada ayaa lagu wargeliyay ajendayaasha horyaalla oo kala ah: Warbixin ku Saabsan Saameynta Covid 19 ee cunto soo saarka iyo nafaqada Warbixin ku Saaabsan Saameynta Covid 19 ee Ganacsiga Aqrinta 2-aad ee Hindise Sharciyeedka Socdaalka Soomaaliya oo qaybtii 1-aad uu dhageystay Golaha.…

Ronaldinho Oo Magacaabay Seddex Xiddig Oo Ka Fiicnaa Lionel

Halyeeyga Brazil Ronaldinho ayaa diiday inuu Lionel Messi u magacaabo xiddigii abid ugu fiicnaa kubada cagta isagoo soo xushay seddex ciyaaryahan oo ka fiicnaa xiddiga reer Argentina.Messi oo 33 sanno jir ah ayaa jabiyay tartankii Ballon d’Or ee uu kula jiray Cristiano Ronaldo bishii December isagoo ku guuleystay abaalmarintiisii lixaad.Ronaldinho oo ka garab ciyaaray Messi intii uu joogay Barcelona ayaa ugu hambalyeeyay xiddiga reer Argentina inuu markii lixaad ku guuleystay abaalmarinta Ballon d’Or.Si kastaba, halyeeyga…

JOOJIYA TIRINTA! Koox Ku Maadeysatay Donald Trump Ka Dib

Southampton ayaa la wareegtay hogaanka horyaalka Premier League markii ugu horeysay abid, waxayna go’aansadeen inay ku maadeystaan madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyagoo maamuusayay taariikhda ay dhigeen. Southampton ayaa 2-0 kaga badisay Newcastle xalay oo Jimce aheyd ka dib goolal ay u kala dhaliyeen Che Adams iyo Stuart Armstrong. Ciyaarta ka dib, waxay soo dhigeen Twitter sawirka kala sareynta horyaalka Premier League oo muujinaya iyagoo hogaanka ku haya 16 dhibcood islamarkaana farqiga goolasha kaga sareeya…

Djibouti deports 16 Tigrayian troopers amid army crackdown in Ethiopia

Djibouti is deporting over ten Ethiopian troopers allied to the insurgent Tigrayian Defence Forces. In response to native media, the 16 troopers amongst them colonels and commanders had been captured by the Presidential Guard and have been in custody of the nationwide intelligence company the place they had been being investigated. The troopers reportedly entered Djibouti on Tuesday amid a army crackdown in Tigray area. The 16 troopers, Djibouti Information stories had been to be flown again to Ethiopia on Wednesday. It

adjournment of the crucial meeting on 9 November awaiting Ngozi Okonjo-Iweala

Africa will have to wait a little longer before it knows whether Nigerian Ngozi Okonjo-Iweala will be the next director general of the World Trade Organization (WTO). The organization responsible for managing trade relations around the world has actually postponed the meeting on Monday, November 9, where members had to choose between the Nigerian candidate and the South Korean Yoo Myung-hee. The position of the United States in contrast to Ngozi Okonjo-Iweala complicates everything. The WTO is an institution in crisis,…

Consultants Query the Efficacy of Noom Weight Loss App

Scuffling with weight reduction is likely one of the most typical shared human experiences. The CDC locations the share of overweight American adults at 42.4%, and new analysis means that extra persons are on a weight-reduction plan than ever earlier than. (Given the well being dangers related to weight problems and its hyperlink to COVID-19 problems, that is good to listen to.) For any doable purpose folks need or have to drop kilos, there are a few dozen extra…

Abiy Ahmed seals war with detachers

The situation is rapidly deteriorating in the Tigray province of northern Ethiopia. Government troops launched an offensive on Wednesday, November 4, to regain control of the secessionist province. Since then, all communications have been cut in the north. Difficult to assess the extent of the fighting. Prime Minister Abiy Ahmed is officially talking about a war against the Tigraian authorities. On…