Freddie Ljungberg Oo Daboolka Ka Qaaday Sababtii Uu Iskaga

Freddie Ljungberg ayaa sharraxaad ka bixiyey sababtii uu uga baxay shaqaalaha tababarka ee Arsenal xagaagii tegay, markaas oo isagoo gacanyare u ah Mikel Arteta uu go’aansaday inuu ka dhaqaaqo Emirates Stadium.43 jirkan ayaa kusoo laabtay Arsenal xili ciyaareedkii hore isagoo si ku-meelgaadh ah tababare ugu noqday markii shaqada laga caydhiyey Unai Emery oo November 2019 shandaddiisa qaatay.Lix ciyaarood oo uu Freddie Ljungberg tababare u ahaa Arsenal ayay guuleysteen hal kulan oo kaliya, waxaanay barbarro galeen saddex…

the election of the President of the FEC was canceled

The Prime Minister annulled the election of the President of the Federation of Congolese Companies (FEC). The decision was made on Friday 27 November. The day before, Albert Yuma had been re-elected head of the main employers' organization. However, one of the candidates for this post considered the procedure to be irregular and the Prime Minister agreed with him.…

Ciidamada DFS oo weeraray ilaalo uu heystay Gen. Xuud. –

Duleedka Magaalada Baladweyne waxaa lagu weeraray Ciidamo u heysto Abuukar Xaaji Warsame oo ku magac dheer Xuud oo todobaadkii lasoo dhaafay labo jeer baajiyay safar Hogaamiyaha Hir-Shabeelle uu ku tagi lahaa Xarunta Gobolka Hiiraan. Ciidamo hubeysan oo la diyaariyay saacadihii lasoo dhaafay ayaa weerar ku qaaday saldhigyo ay sameysteen Ciidamada la safaran Xuud, waxaana dhexmaray iska hor imaad sababay in ay dib u gurtaan askarta la weeraray. Xuud ayaa heysta ciidamo la saftay…

A high CIA agent killed in a struggle in Somalia has been

WASHINGTON, USA - The highest CIA agent killed in preventing in Somalia has been positively recognized, stories The Intercept with preliminary investigations revealing that he died early this week after being barely injured in a terrorist assault inside Mogadishu, a metropolis that's typically been focused by Al-Shabaab. He's the primary American identified to have been killed because of violence within the capital because the disastrous 1993 Black Hawk Down battle, when the US intervened within the Civil Struggle…

“Dadkaan Cidna uma maqna Ceelna uma qodna ee hurdada halaga

Xildhibaan Mahad Salaad Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa qoraal uusoo dhigay bartiisa Facebook waxa uu uga hadlay qaraxii ka dhacay Maqaaxi ku taalla Magaalada Muqdisho ee sababay dhimashada, dhaawaca & khasaaraha maaliyadeed. Xildhibaanka ayaa sidoo kale waxa uu qoraalkiisa kusoo bandhigay falcelinta Dowladda Federaalka, waxa shacabka Soomaaliyeed la gudboon & Dhalinyarada oo dhibaatada ugu badan dalka la kulanta. Mahad Maxamed Salaad ayaa tacsiyeen kadib waxa uu…

the fear of paralysis after a month’s absence of President Tebboune

One month ago, on October 28, the Algerian president, infected with the coronavirus, was transferred to a hospital in Germany. The Algerian authorities are communicating a bit about the health condition of Abdelmadjid Tebboune, 75, in addition to saying that he is improving. Faced with this opacity, Algerians are worried about paralysis at the top of the state.…

“Deynta Cafinta Soomaaliya meel wanaagsan ayay mareysaa”

Wasiirka Maaliyadda XFS Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo faah-faahin ka bixiyay qorshaha deyn cafinta Soomaaliya iyo dadaalada kala duwan ee socda ayaa sheegay in meel wanaagsan ay mareyso howsha lacag dhaafka ah. Dowladda Faransiiska ayuu sheegay Wasiir Bayle in ay cafisay lacag dhan $306 milyan oo ay Soomaaliya ku lahayd waqti dheer, balse ugu dambeyn wada-xaajood lala galay uu sahlay in lacagtaas ay dhaafto Xukuumadda Paris. Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale…

Brighton vs Liverpool – Reds Oo Hoggaanka Kusoo Laabanaysa,

Liverpool ayaa dib ugu soo laaban doonta hoggaanka horyaalka Premier League haddii ay guul ka gaadho ciyaarta ay martida ku tahay garoonka Amex Stadium ee ay ku sugayso Brighton & Hove Albion.Kooxda horyaalka difaacanaysa ayaa waxay hadda isku dhibco yihiin Tottenham oo ay hoggaanka wada-jir u hayaan laakiin waxa lagaga horreeyaa farqiga goolasha oo xisaab ahaan ka dhigaysa kooxda kaalinta labaad fadhida, balse haddii ay Brighton kasoo adkaato waxay kali ku noqon doonaan hoggaanka, halka Spurs ay Axadda la ciyaari doonto…

Odoyaasha Koofur Galbeed oo ka digay Xasilooni darro ka

Magaalada Baydhabo waxaa ku kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed & Odoyaasha dhaqanka DG Koofur Galbeed si uu ugu bandhigo Ololihiisa doorashada 20/21. Odoyaasha dhaqanka ayaa dhankooda Shariif Sheekh Axmed la wadaagay welwelka ay ka qabaan hadallada xanafta leh oo ay is dhaafsanayaan Dowladda Federaalka & Musharixiinta Hogaamiyaha 20/21. Waxgaradka ayaa ka digay foodo iyo kala dambeyn la’aan ka dhalata Doorashada 20/21 in dalka loo horseedo,…

Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay

Qarax uu fuliyay qof isku soo xiray walxaha qarxa ayaa xalay fiidkii ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Maqaaxida Jalaato Devino oo ku taalla wadada isku xirta KM4 & Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Inta la xaqiijiyay 8-qof oo dhalinyaro ah ayaa ku dhimatay qaraxa, halka ay dhaawacmeen 10-ruux oo la geeyay Goobaha Caafimaadka si loo daweeyo, sida Axadle ay xaqiijiyeen ilo xog ogaal. Afhayeenka maamulka Gobolka Banaadir oo Warbaahinta kula…