Wararkii Ugu Danbeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ee
Liverpool ayaa xiiseyneysa inay dib u la saxiixato weeraryahanka Atletico Madrid iyo xulka Uruguay Luis Suarez oo 34 sanno jir ah. (Fichajes)Weeraryahankii hore ee Atletico Madrid Diego Costa oo 32 sanno jir ah ayaa u dheeli doona Benfica xilli ciyaareedka danbe ka dib markii uu heshiis la gaaray kooxda reer Portugal. (Mundo Deportivo)Madaxweynihii hore ee Real Madrid Ramon Calderon ayaa shaki geliyay haddii ay kooxda dhaqaale u heysato inay la soo wareegto xagaagan weeraryahanka Tottenham Harry Kane. (talkSPORT)Real Madrid…