Qiimeynta Ciyaartoyda Kulankii Ay Man United Garaacday
Guul weyn ayay u aheyd Man United kulankii maanta ka dib guuldaradii lama filaanka aheyd ee ka soo gaartay Crystal Palace isbuucii la soo dhaafay, laakiin natiijada ciyaarta kama tarjumeyso wixii ka dhacay Amex Stadium.Brighton waxay birta garaacay shan jeer kulankaan, waana kooxdii ugu horeysay ee tiro intaas la eg birta garaacda hal kulan oo Premier League ah tan iyo markii la bilaabay uruurinta xogta horyaalka sannadkii 2004. Brighton ayaa sidoo kale laga badiyay iyagoo helay 18 darbo oo goolka ku bartilmaameedsan.Man…