Shaxda Rasmiga Ah Ee Man United Vs AC Milan –

Manchester United ayaa Old Traffrod ku soo dhawaynaysa kooxda AC Milan iyada oo u dagaalamaysa sidii ay ugu soo bixi lahayd wareega 8 dhamaadka Europa League.

- Advertisement -

United waxaa ka maqan darsin ciyaartoy ah oo ay ku jiraan Marcus Rashford, Edinson Cavani, Paul Pogba, Donny, Juan Mata iyo David de Gea. Laakiin Luke Shaw, oo kursiga keydka ku soo bilaabay, ayaa markii dambe la badbaadiyay.

AC Milan ayaa u safreysa magaalada Manchester iyadoo ay ka maqan yihiin ciyaartoydeeda muhiimka ah Zlatan Ibrahimovic, laakiin Hakan Calhanoglu, Ismael Bennacer iyo Theo Hernandez ayaa sidoo kale dhaawacyo ku maqan. Mario Mandzukic iyo Ante Rebic.

Ole Gunnar Solskjær ayaa isbadal badan ku sameeyay shaxdiisa Manchester City, Mason Greenwood iyo Anthony Martial ayaa khadka dhexe kula wehliya Bruno Fernandes.

Daniel James ayaa ku soo bilaabaya garabka weerarka, halka Nemanja Matic iyo McTominay ay sidoo kale ku jiraan khadka dhexe.

Difaaca United waxaa bilaabay Alex Telles oo badalaya Luke Shaw, halka Wan-Bissaka, Maguire iyo Eric Bailly.

AC Milan ayaa afka hore ku heysa Rarafel Leao, Brahim Dias oo amaah uga yimid Real Madrid iyo Diogo Dalot oo amaah kaga yimid Manchester United.

Jaantusyada rasmiga ah ee labada koox

Safka Man United: Henderson, Wan-Bissaka, Bailly, Maguire, Telles, McTominay, Matic, James, Bruno Fernandes, Greenwood, Martial

Kaydka: Bishop, Grant, Lindelof, Shaw, Tuanzebe, Williams, Fred, Amad Traore, Shoretire

Safka AC Milan: Donnarumma, Calabria, Kjaer, Tomori, Dalot, Krunic, Meite, Kessie, Saelemaekers, Brahim Diaz, Rafael Leao

Archives: Tatarusani, A Donnarrumma, Castillejo, Tonali, Kalulu, Tonin, Gabbia

banner

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More