Sawirro: Rag qaraxyo culus fulin rabay oo la qabtay
Afgooye (Axadle) – Sida ay baahisay warbaahinta dowladda, Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa soo bandhigay waxyaabaha qarxa iyo rag loo haysto falal la xariira Al-Shabaabnimo oo ku howlanaa diyaarinta qaraxyadaas.
Ragaan ayaa lagu soo qabtay howlgallo ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose.
Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliya Gaashaanle Sadiiq Aadan Doodishe…