DFS iyo Dowlad Goboleedyada oo kulmaaya Sabtidda
Muqdisho (Axadle) Kadib cadaadis badan oo ay beesha caalamku saartey madaxda Dowladda iyo Dowlad goboleedyada ayaa lagu heshiiyey in maalinta sabtida ah la isugu yimaado shir ay albaabadu u xiran yihiin oo ay beesha caalamkuna qeyb ka tahay kaas oo ka dhacaya teendhada Afisyoone ee xayndaabka Xalane.Wararka naga soo gaaraya xerada Xalane ayaa sheegaya in Beesha Caalamka ay waddo dadaallo xooggan oo ku aadan sidii xal loogu heli lahaa is-mari waaga ka taagan doorashada ee u dhaxeeya madaxda Soomaalida, ayaga oo markan!--more-->…