Nabaddoon caan ka ahaa oo gobolka Gedo oo toogasho lagu dilay
Beled-Xaawo (Axadle) Nabaddoon caan ka ahaa oo gobolka Gedo Ayey Kooxo hubeysan toogasho ku dishay nabaddoon caan ka ahaa degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo, xili uu kasoo baxay masjid ku yaal degmadaasi.
Nabaddoonka oo lagu magacaabi jiray Maxamed Xaashi Diiriye ayaa lala dhacay dhowr xabadood, una geeriyooday, rasaastuu lagu furay.
Kooxaha dilka geystay ayaa ka baxsaday goobta dilka ka dhacay ee bartamaha Beled-Xaawo, xiligaasi oo nabaddoonka uu kasoo baxay masjid uu kusoo tukuday salaadii cishaha.
Ciidamo…