DIIWAANGELIN: Waa maxay rikoorkii ugu adkaa ee abid la gaaro?
Xiddiga reer Portugal Cristiano Ronaldo ayaa qarka u saaran inuu dhigo rikoor cusub abid.Ronaldo ayaa shabaqa soo taabtay xulkiisa kulankii ay 1-0 kaga badiyeen Luxembourg, waana goolkiisii 31aad ee isreebreebka Koobka Adduunka.36-sano jirkaan, oo horey u jabiyay rikoorka gooldhalinta Pele, ayaa markale u socda wadadii uu ku noqon lahaa gooldhaliyaha adduunka hogaaminaya ee kubada cagta caalamiga ah, taasoo uu ku xaqiijin karo kulamada soo socda ee wadada loo maro Koobka Adduunka. .Sanadkii 2004, wuxuu dhaliyay goolkiisii…