Barcelona significantly reduced the contract to Man City’s Eric Garcia

Barcelona have gone back on their verbal deal to sign Manchester City's Eric Garcia and have now asked the center - back to accept a reduced deal to seal his move to Camp Nou - reportedly worth half of the original deal.The 20-year-old's contract in City is being terminated and he has long been expected to join Barcelona on a free transfer this summer. 12 months ago, personal terms were agreed and it has since seemed to be a case of when, rather than if.Garcia's future seemed to be | | Quality Sport Images / Getty…

UAE promises support for new unitary government in

The United Arab Emirates (UAE), which supported Libya's East-based Putist General Khalifa Haftar during its offensive against the legitimate administration, has promised support for the new unity government in Tripoli formed after UN-sponsored peace talks. Abu Dhabi's Crown Prince Sheikh Mohammed bin Zayed Al-Nahyan received Libya's caretaker Prime Minister Abdul Hamid Dbeibah in the United Arab Emirates' capital late on Wednesday. He "renewed his support for the new executive in Libya and their quest…

“Haddii Uusan Messi Joogeen Barcelona…..” – Ramos Oo Qirashadii Ugu

Kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa dhokumentarigiisa ‘The Legend Of Sergio Ramos’ kaga hadlay qaabka uu kooxdiisa caqabad ugu noqday kabtanka Barcelona ee Lionel Messi sanadihii ugu dambeeyay.Sergio ayaa aaminsan in Messi uu caqabad ku noqday guulaha kooxdiisa ee sanadihii ugu dambeeyay isla markaana ay Real Madrid wax intaas ka badan ku guuleysan lahayd haddii uusan Leo ahayn ciyaaryahan Barcelona ah.Ramos ayaa mudada uu joogay Los Blancos kusoo guuleystay afar Champions League balse xaqiiqada ah inuu shan…

Meydka caruur uu dhalay xildhibaan hore ayaa laga helay duleedka magaalada Baydhabo

Baydhabo (Axadle) Labada caruur ah ee uu dhalay xildhibaan hore Sheekh Aweys C / llaahi oo ka tirsanaa Baarlamaankii Sagaalaad ayaa saaka laga helay duleedka magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed. Caruurtan oo la waayey shalay markii loo diray dugsi Quraan ayaa la sheegay in la helay iyagoo meyd ah oo si arxan daro ah loo dilay. Qof kamid ah dadka deegaanka oo lahadlay warbaahinta ayaa sheegay in caruurta oo…

RASMI: UEFA Oo Ku Dhawaaqay Afarta Ciyaaryahan Ee Ku Tartamaya Xiddiga

Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa ku dhawaaqay liiska afarta xiddig ee ku tartami doona abaalmarinta ciyaaryahanka ugu fiicnaa toddobaadkan UEFA Champions League.Iyadoo xalay iyo habeen hore  la ciyaaray kulamada Champions League ee wareega siddeed dhammaadka gaar ahaan lugta hore ayay guulo gaadheen kooxaha kala ah Manchester City, Real Madrid, Paris Saint-Germain iyo Chelsea.Afarta xiddig ee kusoo baxay liiska ayaa sidii caadiga ahayd xiddigihii ku guuleystay ciyaaryahankii ugu fiicnaa kulankaas balse xiddiga…

FILISH waxay ku dhawaaqeysaa in aqalka sare lagu dhisay bililiqo iyo howlo sharci daro ah

Muqdisho (Axadle) Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa saxaafadda u sheegay in dhismaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya uu durbaba la qabtay, sida uu hadalka u dhigay. Cumar Filish ayaa shaaca ka qaaday inuusan soo marin nidaamka 4.5 ee wax lagu qeybsado. iyo bulshooyinka qaar waxay kasbadeen xubno badan, halka kuwa kalena lagu tuntay, iyagoo ku nuuxnuuxsaday inay ahayd cadaalad darro hore loo sameeyay. Duqa…

“Midkee Fiican Ronaldo Iyo Messi?” – Orodyahan Usain Bolt Oo Si

Orodyahanka caanka ah ee ree Jamaica ee Usain Bolt ayaa kala doortay xiddigaha ugu fiican jiilkan kubadda cagta ee Cristian Ronaldo iyo Lionel Messi isaga oo sharraxay waxa ay ku kala fiican yihiin aragtidiisa.Halyeeyga orodka ayaa waraysi siiyay wargeyska Talyaaniga ah ee La Gazzetta dello Sport, mid kamida qoddobada badan ee uu ka hadlay ayay kamid ahayd su’aasha ugu weydiinta badan kubadda cagta sanadihii ugu dambeeyay ee ah midka fiican xiddiga Juve iyo xiddiga Barca.Usain ayaa sheegay inay tahay su’aal adag maadaama oo…

HORDHAC: Arsenal vs Slavia Prague, Gunners Oo Kahor Tagaya Koox Dunida

Arsenal ayaa isku dayi doonta inay markale guul gaadho oo ay wareega xiga iska xaadiriso marka ay caawa garoonkeeda Emirates Stadium kaga hortagayso dhigeeda Slavia Prague ciyaar qayb ka ah wareega siddeeda ee UEFA Europe League.Arsenal ayaa wareegii hore kusoo baxday guul 3-2 ah wadar ahaan labadii kulan oo ay kasoo gaadhay Olympiacos halka Slavia Prague ay soo reebtay kooxda tababare Steven Gerrard ee Rangers.Slavia oo sidoo kale ahayd kooxdii Leicester City ka cidhib tirtay koobkan ayaa ciyaartii Rangers qaar kamida…

Waa maxay qorshaha Puntland State kadib fashilkii shirkii Afisyooni?

Muqdisho (Axadle) Wasiirka warfaafinta ee dowlad goboleedka Puntland, C / laahi Cali Xirsi Timo-Cadde oo wareysi gaar ah siiyay BBC-da ayaa ka hadlay qorshayaasha Puntland iyo talaabooyinka ay qaadi doonto, kadib fashilkii shirkii Afisyooni. Timo-Cadde ayaa shaaca ka qaaday in Puntland ay diyaar u tahay in xal waara laga gaaro qalalaasaha doorashada, isla markaana Madaxweyne Deni uu kusii nagaan doono magaalada Muqdisho. Sidoo kale wuxuu rajo…