DF oo maanta shaacineysa khasaarihii Al-Shabaab lagu gaarsiiyey Bariire iyo Awdheegle
Muqdisho (Axadle) – Taliyaha ciidamada Xoogga dalka, General Odowaa Yuusuyf Raage oo wareysi gaar ah siiyey laanta Afka Soomaaliga ee VOA ayaa ka hadlay dagaalladii shalay ka dhacay deegaanada Bariire iyo Awdheegle ee gobolka Sh/ Hoose.
Odowaa ayaa shaaca ka qaaday in weeraradii ay soo qaadeen Al-Shabaab ay ka hortegeen ciidamada dowladda, lagana dilay in ka badan 100 dagaalame, sida uu hadalka u dhigay
Taliyaha ciidamada Xoogga dalka ayaa sidoo…