Lionel Messi Oo Garsoorihii El Clasico Ku Yidhi: “Miyaad Garanaysaa
Lionel Messi ayaa la weydiiyey haddii uu aqoon u leeyahay sharciga ciyaaraha, waxaana su’aashani ka timid garsoorihii dhexdhexaadinayay kulankii Clasico ee Real Madrid ay ku garaacday Barcelona.Garsoore Gil Manzano iyo Lionel Messi ayaa ku wada hadlay ciyaarta dhexdeeda, iyadoo laacibka reer Argentina uu ka cabanayay go’aan garsoore.Hase yeeshee waxa uu jawaab kakan kala kulmay garsooraha oo weydiiyey su’aal aanu filayn oo aan meeshaba oollin.Barcelona oo ka gadooday qalad dhamaadkii lagu galay Martin Braithwaite iyo…