Rooble: Saraakiisha amniga iyo Shacabka inay Wada Shaqeeyaan

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Ku Meel Gaarka ah Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay la shaqeeyaan hay'adaha amniga isla markaana ay taageeraan qoysaska danyarta ah iyo Agoonta. Max’ed Xussein Rooble R / wasaaraha dowlada KMG ayaa faray laamaha amaanka in ay gutaan waajibaadka ka saran sugida amaanka inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan. “Ramadaan waa bil cibaado, naxariis, dambi dhaaf iyo naar laga xoreeyo, sidaa darteed waxaan ka codsanayaa dadka taajiriinta…

Daalibaan oo ka soo horjeesatey kaqeyb galaan wadahadalada Turkiga uga Furmaya

Talibanka kuma lug lahaan doono howlaha nabada ee Afghanistan si looga wada hadlo in Turkiga uu furmayo todobaadkan iyo in kale, afhayeen u hadlay kooxda hubeysan ayaa yiri. Turkiga ayaa martigelinaya kulan muhiim ah bishaan dhexmara UN-ka iyo Qatar oo qeyb ka ah wadahadallada uu Mareykanku taageerayo si heshiis nabadeed looga gaaro dhinacyada isku haya Afghanistan. Diblomaasiyiinta iyo saraakiisha sarsare ayaa la sheegay in loo qorsheeyay inay wadahadalada ku qabtaan muddo toban maalmood gudahood ah laga bilaabo 16ka…

39 tahriibayaal ah ayaa ku dhintey xeebta Jabuuti

Ugu yaraan 39 qof ayaa ku dhimatay xeebta Jabuuti kadib markii la xushay doontooda, sida ay sheegtay hay'adda socdaalka u qaabilsan Qaramada Midoobay ee IOM. Doonta oo ay la socdeen 60 muhaajiriin ah oo ka soo cararay dagaalada ka socda Yemen ayaa ku sii jeeday dalka Jabuuti sida ay sheegtay hay’adda IOM. Hay'addu waxay intaas ku dartay in sababta shilka aan la garanayn. Waxay sidoo kale walaac ka muujisay tobanaan kun oo muhaajiriin Afrikaan ah oo galaya safarro khatar ah si ay u gaaraan dalalka Khaliijka.…

Side Effects of Giving Up Chocolate, According to Science

It has been said that there is nothing better than a friend unless it is a friend with chocolate. Sweet, rich, and satisfying, chocolate is one of those foods that appeals to the masses. And with so many self-proclaimed chocoholics in the world, it is no wonder why chocolate sales continue to rise. Regardless of whether it is mixed with nuts and caramel, drizzled over ice cream, or enjoyed in a cute little bunny shape, chocolate is typically made of the same ingredients: fermented, dried, and roasted cacao beans, sugar, and…

Saddex Siyaabood Oo Uu Zinedine Zidane Ku Xallin Karo Dhibaatada

Zinedine Zidane ayaa waajahaya madax-xanuun dhinaca difaacyada ah kulanka Arbacada ay la ciyaarayaan Liveprool, waxaana dhaawacyo kaga maqan Lucas Vazquez oo kulankii Barcelona dhaawac kasoo gaadhay Dani Carvajal iyo Sergio Ramos, halka uu Raphael Varane ku maqan yahay fayraska Korona.Los Blancos ayaa ciyaartii hore 3-1 ku garaacday Liverpool, waxaanay Arbacada isku haleelayaan lugta labaad ee wareegga siddeedda Champions League.Zidane ayaa ciyaartan aan haysanin labadii difaac midig ee dookhiisa ahaa ee Dani Carvajal iyo…

Eating Habits to Avoid if You Don’t Want a Heart Attack, Say

Suffice it to say, no one wants to have a heart attack. And while we know that exercise and eating heart-healthy foods such as leafy greens and whole grains can help keep the pivotal muscle in tip-top shape, there are also several eating habits to avoid if you want what's best for your heart. Since the heart has several arteries which help it receive its own blood supply, it should come as no surprise that quite a few of these habits are related to the consumption of fat, which can lead to blockages in these crucial…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Chelsea vs Porto – Tuchel Oo Kusoo Bilaabay

Chelsea oo lug lasii gashay wareegga xiga ayay u taallaa shaqo adag oo ah in ay dhamaystirto hawsha qabyada ka ah iyagoo garoonka Ramon Sanchez Pizjuan foodda isku daraya FC Porto lugta labaad ee wareegga siddeeddaBlues ayaa ciyaartii hore ku badisay 2-0, waxaana kulanka caawa uu tababare Thomas Tuchel dib u helay dhamaan xiddigaha kooxdiisa.Difaaca reer Brazil ee Thiago Silva oo kaadh cas ku qaatay ciyaartii West Brom, isla markaana seegay kulankii Crystal Palace ayaa dib ugu soo laabtay kooxda, waxaana sidoo kale taam…

la Céna announces re-election of Patrice Talon

According to preliminary results announced Tuesday night by the Autonomous National Electoral Commission, Beninese president Patrice Talon was re-elected in the first round of the presidential election with 86% of the vote and a turnout of 50.17%. According to preliminary figures announced by Céna, Patrice Talon and his helmsman Mariam Chabi Talata won the presidential election with more than 86% of the votes cast, or almost 2 million votes. The head of state "receives from the first round an absolute majority of the…

Maurizio Sarri was named a potential successor to Jose Mourinho

Tottenham have been linked with a move for former Chelsea and Juventus boss Maurizio Sarri if Jose Mourinho is shown the front door.The pressure is mounting on current boss Mourinho after Spurs fell to a disappointing 3-1 defeat to Manchester United on Sunday. This comes after they blew up a 2-0 lead in the first leg against Dinamo Zagreb in the Europa League round, while their chances of improving on last season's sixth placed Premier League final are slim.Mourinho is under pressure | Marc Atkins / Getty ImagesSpeculation…

Cameroonian footballers do not go to

Cameroon's women's soccer team failed to qualify for the Olympics in Tokyo. Cameroon made it 0-0 against the Chileans in the qualifiers in the return match, on April 13, 2021 in Antalya (Turkey), three days after a 2-1 defeat. Chile will participate in the Olympics. There will only be one African team at the next women's Olympic football tournament: Zambia. More than a year after the failure of these Zambians, the Cameroonians also stumbled against the Chileans on April 13, 2021. They made it 0-0 in the return…