“Ciidamo cusub ayaa kasoo goostay Puntland State”
Hargeysa (Axadle) - Xukuumadda Somaliland ayaa soo dhaweysay bixitaanka saraakiil iyo ciidamo badan oo ka baxay maamul goboleedka Puntland sida ay sheegeen saraakiisha ciidamada Somaliland.
Saraakiisha iyo askarta ka baxsatay Ciidamada Qalabka sida ee Puntland ayaa waxaa ku soo dhoweeyay Cadet-ka Goojo abaanduulaha ciidamada Somaliland ee jiida hore ee gobolka Sool.
Ciidamadaan ayaa…