Saaxiibada Beesha Caalamku waxay ku baaqayaan wada hadallo dheeri ah
Muqdisho, Abriil 8, 2021 - Saaxiibada Beesha Caalamka * waxay ka walaacsan yihiin hadalada qaar ka mid ah masuuliyiinta ay shalay u jeediyeen shacabka waxayna tilmaameen in shirkii xirnaa ee u dhaxeeyay Hogaamiyayaasha Qaranka iyo Dowlada aan wax horumar ah laga gaarin. Waxaan carrabka ku adkeynaynaa in wadahadalladan ay udub-dhexaad u yihiin hirgelinta geeddi-socodka doorashooyinka ee 17-ka Sebtembar ee doorashooyinka lagu kalsoonaan karo, iyada oo aan la'aanteed horumarkii laga sameeyay sannadihii la soo dhaafay…