RASMI: Real Madrid Oo Shaacisay Xiddigaheeda Kulanka El Clasico Ee
Zinedine Zidane ayaa shirkii jaraa’id ee maanta waxa uu ku bixiyey digniin, isagoo tilmaamay in aanu xiddiga reer Belgium ee Eden Hazard ku daraynin liiska xiddigihiisa kulanka El Clasico ee Barcelona ay ku martigelinayaan Estadio Alfredo Di Stefano habeen dambe.Hazard oo tababarka la qaadanayay ciyaartoyda kooxdiisa maalmihii ugu dambeeyey ayaa filayay in uu qayb ka noqon doono xiddigaha Los Blancos ee ciyaartan muhiimka ah, laakiin Zidane ayaa hoosta ka xariiqay in aanu soo qaadanayn illaa inta uu si buuxda usoo kabanayo,…