Hordhac: Real Madrid vs Barcelona – Shaxaha Adag Ee Labada Kooxood,
Mid Ka mid ah kulamada ugu waa weyn kubada cagta caalamka ayaa caawa ka dhawaca caasimada Spain marka ay Real Madrid soo dhaweyso Barcelona kulankii ugu danbeeyay ee El Clasico.Los Blancos ayaa haatan kaalinta 3aad kaga jirta kala sareynta horyaalka iyagoo labo dhibcood ka danbeeya kooxda kaalinta labaad ee Barcelona kuwaasoo iyagana dhibic ka dnabeeya kooxda hogaanka heysay ee Atletuco Madrid iyadoo sagaal kulan ay ka harsan tahay xilli ciyaareedka.MAXAA KA CUSUB?Madrid waxaa mar kale ka maqnaan doona kabtankooda Ramos oo…