YAAB & AMAKAAG: Akhriso 20 Qoddob Oo Kuu Caddaynaya In Chelsea Ay FA
Jamaahiirta kooxda Chelsea ayaa halkooda kasii wada inay riyoodaan kaddib guushii ay shalay ka gaadheen dhigooda Manchester City ee ahayd afar dhammaadka FA Cup iyaga oo sidaas kaga xaadiray Final-ka tartanka isla markaana sugaya midka maanta soo baxa Leicester City iyo Southampton.Blues oo gaadhay Final-ka FA Cup ayaa sidoo kale fadhiya afar dhammaadka Champions League oo ay kula balansan yihiin dhigooda Real Madrid.Haddaba, waxaanu halkan idiinku soo bandhigaynaa qoddobo badan oo sheegaya in 2021 uu Blues u noqon doono ku…