Koox Weyn Oo Afar Jeer Dalab Ka Gudbisay Lionel Messi & Lacagta Ay
Lionel Messi ayaa ka mid ah ciyaartoyda sida weyn ay kooxuhu ugu dagaallamayaan suuqa iibka ciyaartoyga ee xagaagan, markaas oo uu xor ka noqonayo kooxdiisa Barcelona oo heshiiskiisuna ka dhamaanayo.Inkasta oo ay jirto rajo ah in Madaxweynaha cusub ee Joan Laporta uu ku qancin doono in uu sii joogo oo uu saxeexo qandaraas cusub, haddana cid ogsoon xaqiiqada dhabta ah ee doonista Messi ma jirto.Marka laga shidaal qaato isku-daygii bixitaanka ee xagaagii hore, Messi ayaa u muuqanaya in uu doonayo in inta ka hadhay xirfaddiisa…