Manchester United Oo Lug La Gashay Semi-finalka, Arsenal Oo Lagu Dilay
Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa guul ay u qalantay ka gaadhay Granada oo ay marti u ahayd, laakiin Arsenal ayaa jab kula kulantay Emirates Stadium, waxaana ku qabatay kooxda reer Czech Republic ee Spartak Parague oo ay waqti dambe goolasha kala dhaliyeen.Red Devils oo waddanka Spain ugu tagtay Granada ayaa lasoo noqotay guul dibedda ah, waxaana mahadda guushaas iska leh weeraryahanka reer England ee Marcus Rashford oo rikoodh looga diiwaangeliyey ciyaartan.Laakiin Bruno Fernandes ayaa Manchester United gool…