Daawo: Madaxweyne Qoor Qoor oo ka horyimid kordhinta furan – Axadle

Muqdisho (Axadle) - Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa sheegay in marnaba aysan taageeri doonin in loo kordhiyo hay’adaha dastuuriga ah ee dowlada federaalka Soomaaliya. Madaxweyne Qoor Qoor wuxuu ku sheegay wareysi uu siiyay telefishanka Somali cable ka hor inta uusan ku dhawaaqin maanta kordhinta baarlamaanka inuusan maqal wax mudo kordhin ah, marka laga reebo kutiri kuteen, wararka been abuurka ahna ma weyna.…

the financial controller is interested in

In the Democratic Republic of Congo, the Financial Controller is interested in the disappearance of millions of dollars that would have been used to finance the creation of a company that would belong to relatives of the former President of the Republic, Joseph Kabila. Jules Alingeti wants to understand how the private company called Egal SARL saw its accounts get several million dollars originally…

Jose Mourinho Oo Aan Waxba Ula Hadhin Solskjaer: “Waa Aabe Xun… Son

Tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa weerar ku qaaday dhiggiisa Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer, waxaanu ku tilmaamay in uu yahay ‘aabo xun’.Manchester United ayaa xalay guul 3-1 ah kasoo gaadhay Tottenham oo ay waliba ka daba-timid, waxaana kulankan hadheeyey go’aankii VAR ee United lagaga diiday goolka, taas oo ay dood ka keeneen khubrada ciyaaruhu.Kaddib ciyaartan, Tottenham ayaa ku negaatay kaalinta toddobaad ee miiska kala-sarraynta, iyadoo ay gabaabsi sii noqonayso fursaddii ay ku raadsanaysay in ay…

Muxuu Rooble kala hadlayey saraakiishii uu u yeeray?

Muqdisho (Axadle) - Ra'iisul wasaaraha dowladda KMG ah ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay ugu yeeray kulan uu la qaato saraakiisha amniga ee dowladda Soomaaliya, kaasoo lagu qabtay xafiiskiisa. R / wasaare Rooble ayaa la kulmay taliyeyaasha si uu uga dhageysto warbixino la xiriira xaalada amni ee dalka iyo qorshayaashooda ku aadan sugida amniga dalka. Afhayeenka dowladda Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa sheegay in ra’iisul wasaare Rooble uu faray saraakiisha in ay kordhiyaan amniga dalka inta lagu guda jiro…

Shan Qasaaro oo ka dhalan kara kordhinta uu qorsheynayo MURSAL

Baarlamaanka federaalka ayaa maanta ka shiraaya qorshayaal ay ugu kordhinayaan xilka muddo labo sano ah, Madaxweynaha hadda xilka haya Maxamed C / laahi Farmaajo. Hadii uu Maxamed Mursal qaado talaabada sharci darada ah ee ay Beesha Caalamka horey uga digtay, waxaa imaan doona shan arimood oo qatar ah oo rabshado ka abuuri kara dalka, kuwaas oo kala ah Dowlad ay ku dhawaaqan Madasha Badbaadada Qaranka, oo ay ku jiraan laba maamul goboleed oo leh muhiimad weyn oo siyaasadeed, oo kala ah Jubaland iyo Puntland, labo…

French politicians at the helm

The trial of the bombing of the French military camp Bouaké in Côte d'Ivoire in 2004, which left ten dead (nine French soldiers and one American civilian), enters its third and final week on Monday before the Assize Court in Paris. The French politicians of the time will be heard as witnesses: Prime Minister Jean-Pierre Raffarin and three ministers.…

accomplice to ex-president Omar

Two years ago in Sudan, a revolution led to the fall of President Omar al-Bashir after 30 years of rule. In Atbara, a small town in the north of the country that was the epicenter of the revolution, members of NISS, the dismissed president's security services, have been on trial for the murder of protesters. as reported from…

Food security in the Sahel is expected

Food insecurity has reached a new peak, stated the Sahel Food Crisis Prevention Network (RPCA). This is again worrying for the region. During a virtual meeting that ended on Friday, April 9, the RPCA takes stock of the food security situation in the Sahel region and looks at forecasts for the summer month.19.6 million people…