UEFA Oo Isbeddel Ku Samaysay Champions League & Waqtiyadii ESL Oo
Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa isbeddello ku sameeyey tartanka Champions League laga bilaabo sannadka 2024 markaas oo ku beegan waqtiga ay kooxaha Yurub doonayaan in ay bilaabaan tartanka cusub ee European Super League.Kooxaha ka qayb-gelaya tartanka Champions League ayaa la kordhin doonaa, waxaana laga dhigi doonaa 36 ciyaarood, sida ay UEFA shaacisay.Isbeddelkan ayaa waxa kale oo uu keenayaa in illaa 100 ciyaarood oo Champions League ah ay dhacaan, waxaana qaab cusub loo dhigayaa kulamada koowaad ee…