Qatar waxay ka jawaabtay eedeyn uga timid Fahad Yaasiin – Axadle
Muqdisho (Axadle) - Dowlada Qadar ayaa markii ugu horeysay si rasmi ah u shaacisay inay malaayiin doolar siineyso madaxda waqtigeeda dhamaaday ee dowlada federaalka Soomaaliya.
Waxay beenisay eedeymaha la xiriira lacagaha la dhaqay ee Soomaaliya oo uu soo diray agaasimaha hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ee NISA, Fahad Yaasiin, eedeyn uu dhawaan u jeediyay danjirihii hore ee Mareykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz.
Warbixin rasmi ah…