Maxaa ku dhacay kiiskii carruurtii lagu dilay Baydhabo?
Muqdisho (Axadle) - Wasiirka wasaarada cadaalada ee dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya maxamed xuseen xasan (joon) oo lahadlay warbaahinta ayaa sii hormariyey hormarinta baaritaanka kiiska caruurtii dhawaan sida arxan darrada ah loogu diley duleedka magaalada baydhabo.
Wasiir Joon ayaa sheegay in ilaa lix qof oo kale loo xiray dhacdadan kadib hawlgal ay sameeyeen ciidamada amaanka ee maamulka koonfur galbeed.
Wuxuu sheegay in dadka la…