Taliyihii hore ee NISA ayaa lagu weeraray magaalada Muqdisho
Muqdisho (Axadle) - Taliyihii hore ee Hay’ada Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ee NISA C / raxmaan Tuuryare ayaa la sheegay inuu ka bad baaday kadib markii gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu xalay ku qarxay saldhiga booliska ee degmada C / casiis.
Jen. Tuuryare ayaa sheegay inuu ka badbaaday isku day dil markii lagu toogtay isgoyska Miranayada ee degmada C / casiis,…