Ciyaartoygii Labaad Ee Tottenham Ah Oo Maanta Weerar Ku Qaaday Jose
Ciyaaryahanadda Chelsea ayaa bilaabay in ay weeraraan tababarahoodii hore ee Jose Mourinho oo horraantii toddobaadkan shaqada laga caydhiyey, kaddib laba kulan oo xidhiidh ahaa oo ay kooxdu lumisay dhibco.Gareth Bale ayaa kaddib guushii 2-1 ahayd ee ay Tottenham xalay ka gaadhay Southampton, waxa uu wax ka sheegay Jose Mourinho oo uu dhaliilo u jeediyey inkasta oo kooxdu caydhisay oo aanu hadda la joojin, laakiin waxa haddana raacay laacib kale oo bartiisa bulshada u adeegsaday weerar uu ku qaaday Mourinho.Ryan Mason oo…