Shaxaha Rasmiga Ah Ee Barcelona vs Ateltico Madrid – Suarez & Messi Oo
Barcelona iyo Atletico Madrid ayaa foodda isku daraya kulankooda ugu dambeeya xilli ciyaareedka oo sidoo kalena noqoya kulamada 35aad ee horyaalka Spain ee LaLiga, kaas oo ah mid wax badan ka go’aaminaya horyaalka LaLiga oo ay Atletico Hoggaankiisa hayso.Barcelona oo uu ka ganaaxan yahay tababare Ronald Koeman ayaa waxa ugu soo bilowday Lionel Messi iyo Antoine Griezmann oo safka hore ee weerarka wada hoggaaminaya, waxaana dhexda ka taageeraya Jordi Alba, Pedri, Sergio Busquets, Frenkie de Jong iyo Sergino Dest, halka…