Labada Kooxood Ee Uu Cristiano Ronaldo Kala Dooran Doono, Actual Madrid
Waxa maalinba maalinta xigta sii kordhaya wararka sheegaya in weeraryahanka kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo uu iskaga tagayo kooxdaas iyadoo shuruuda cusub ee kusii qasbaysa inuu iskaga cararo kooxdaasi ay tahay haddii kooxdu ay Champions League usoo bixi waydo xilli ciyaareedka dambe.Wargeyska Talyaaniga ah ee Tuttosport ayaa shaaca ka qaaday in laba kooxood oo uu Ronaldo mid ahaan ku biiri karaa ay kala yihiin Paris Saint-Germain amaba ku laabashada kooxdiisii hore ee Manchester United.Juventus ayaa doonaysa inay…