Liverpool Oo Ka Inkaarsanaysa Barcelona & Xiddiga Mudada Lala
Kooxda difaacanaysa horyaalka Premier League ee Liverpool ayaa lagu soo warramayaa inay isha ku hayso saxeexa weeraryahanka kooxda Lyon ee Memphis Depay kaas oo bar-tilmaameed mudo dheer ah usoo ahaa Barcelona.Memphis Depay ayaa xor noqon doona suuqa xagaaga sanadkan isaga oo heshiiskiisa Lyon uu yahay mid dhacaya 30-ka bisha June, saxeexiisa ayaa la filayaa inay kooxo badani isku dayi doonaan marba haddii qaab bilaash ah lagu helayo isaga oo tayo fiican leh.Barcelona ayaa ahayd mid si joogto ah u doonaysay tan iyo xagaagii…