Miyuu Ka Tegay Juventus? Cristiano Ronaldo Oo Ka Guuray Talyaaniga &
Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa dabka kusii shiday wararka sheegaya in uu ka tegayo kooxdiisa Juventus, waxaana uu waddanka Talyaaniga ka rartay baabuurtiisa qaaliga ah oo maanta bathroom qaaday waddanka Portugal.Tiro baabuur nooca qaali ah oo lacagtoodu tahay £17 milyan oo Gini ayaa laga saaray guriga uu deggan yahay Ronaldo, waxaana si toos ah loogu qaaday magaalada Lisbon ee waddanka Talyaaniga ee hooyadii ay deggan tahay, guryaha waaweyna uu ku leeyahay.Ronaldo oo sannadkii 2018 ay Juventus lacag ku dhow…