Mason Mount Oo Magacaabay Xiddig Actual Madrid Ah Oo Hurdo La’aani Ku
Xiddiga Chelsea ee Mason Mount ayaa weerar ku qaaday kubbd-sameeyaha Actual Madrid ee Toni Kroos kaddib markii ay dhamaatay ciyaartii ay xalay ku karbaasheen Los Blancos ee ay Blues ugu gudubtay finalka Champions League.Mason Mount ayaa dhibsaday hadallo uu Toni Kroos warbaahinta ka sheegay ciyaarta ka hor, waxaana uu jawaab ka bixiyey waxyaabihii uu xiddiga reer Germany yidhi.Laacibka da’da yar ee reer England oo ka caawiyey Chelsea in ay gaadho finalka Champions League ee sannadkan lagu qaban doono magaalada Istanbul oo ay…