Premier League Oo Warbixin Kasoo Saaray Sababtii Rasmiga Ahayd Ee Loo

Maamulka Garsooreyaasha Premier League ee magacooda loosoo gaabiyo PGMOL ayaa ka hadlay sababtii rasmiga ahayd ee loo diiday goolkii uu Edinson Cavani u dhaliyey Manchester United qaybta hore ee kulankii ay ku garaaceen Tottenham.Cavani ayaa gool u dhaliyey Manchester United daqiiqaddii 36aad, waxaase garsoore Chris Kavanagh looga yeedhay muraayadda garoonka agtiisa ku taalla ee VAR, si uu go’aan uga gaadho goolkaas oo muran ka dhashay.Garsoore Chris Kavanagh ayaa garoonka kusoo laabtay isagoo beddelay go’aankiisii hore ee…

Luis Suarez: Would Liverpool sign him again?

There are some transfer rumors that just make you want to shut down which device you are staring at and stop thinking about football for a while. Luis Suarez back to Liverpool this summer? Undoubtedly one of those rumors.Since Uruguayan left the club for Barcelona back in 2014, the Reds have completely revised the way they do transfer deals. The appointment of Jurgen Klopp was in line with the promotion of Michael Edwards to Sports Director in 2016, and the club unveiled its previous proliferation weapon for a…

Rikoodhadii La Diiwaangeliyey, Fadeexadda Mourinho, Xiddigii Garoonka

Manchester United ayaa ka daba timid Tottenham oo gool kala hormartay, waxaanay ugu beddeshay saddex kulan xiise badnaa oo labada kooxood ku ciyaareen garoonka Tottenham Hotspur Stadium.Red Devils ayaa awood u yeelatay in ay samayso guul soo laabasho ah, isla markaana ay 3-1 ku garaacdo Spurs oo qaybtii hore uu Son u dhaliyey gool.Fred, Edinson Cavani iyo Mason Greenwood ayaa qaybtii dambe saddexda gool u dhaliyey Manchester United.Rikoodhadii iyo xaqiiqooyinkii ciyaartaTababare Jose Mourinho ayaa guulo la’aan noqday dhamaan…

Tottenham are unlucky and are too early under Jose Mourinho

From Tottenham Hotspur Stadium - Tottenham have plenty of good players.Harry Kane - ready to explode. Son Heung-min - Sonaldo Nazario. Tanguy Ndombele - we had no midfield. Dele Alli - brother of Dele Alli. Gareth Bale - does he want to sit on the bench in Madrid?And here was Manchester United. Ole Gunnar Solskjärers Manchester United. Ole Gunnar Solskjaer in his Manchester United suit and Manchester United jacket. A United more united than ever since Sir Alex Ferguson retired. But what have they won?Paul Pogba and…

Sawirada: Laftagareen oo Muqdisho Ka Baxay

Muqdisho (Axadle) - Hogamiyaha Dowlad goboleedka koonfur galbeed Cabdulcasiis Maxamed Laftagareen ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo ee gobolka Baay, kadib maalmo badan oo uu safar ugu maqnaa magaalada Muqdisho. Qorshayaasha Madaxweyne Lafta Gareen ee dib ugu noqoshada Baydhabo si rasmi ah looma shaacin, laakiin waxaa la sheegay inuu qaadan doono labo maalmood kadibna uu ku laaban doono magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Shaatigaduud ee magaalada…

Tottenham 1-3 Manchester United: Player Rating

Manchester United moved nine points from fifth place after late Edinson Cavani and Mason Greenwood's goals gave them a 3-1 victory over Tottenham on Sunday.After a lukewarm start, the visitors thought they had dropped their nose forward when Paul Pogba slipped through Cavani, which ended coolly. However, after a VAR review, the goal of a Scott McTominay foul in the build-up was ruled out.? ️ "It's embarrassing. This is not football anymore."? ️ "If it's a foul we can just as easily go home now" Roy Keane and…

Manchester United Oo Ka Aargudatay Tottenham, Ole Oo Dhulka Dhigtay

Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa guul soo laabasho ah ka gaadhay Tottenham oo ay marti u ahayd, waxaanay kaga soo aargudatay khasaarihii bilowgii xilli ciyaareedka loogu geystay Old Trafford.Manchester United oo gool lagala  hormaray ayaa 3-1 ku garaacday Tottenham, waxaana dhamaan goolasha Red Devils ay yimaaddeen qaybtii dambe ee ciyaarta.Son Heung-min daqiiqaddii 40aad ee ciyaarta gool ku aftaxay kulanka, iyadoo uu kubbad goolka loo hordhigay ku garaacay goolhaye Henderson, kaas oo yimid saddex daqiiqadood…

Lionel Messi’s 1000-day wait for the El Clasico goal continues

While Saturday night's Clasico was hugely significant for the Spanish title race, it was also a potentially monumental moment in the derby's long and famous history. Real Madrid's 2-1 victory over Barcelona meant that Los Merengues ran their two biggest rivals to climb to the top of La Liga, giving them the advantage on their way to the final weeks of the season. But most important of all, it may well have been Lionel Messi's last Clasico in his career, as the Argentine continues to consider his future in Catalonia. If it…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Sheffield United vs Arsenal – Arteta Oo Tuuray

Arsenal ayaa ku sugan Bramall Lane oo ay marti ugu tahay Sheffield United iyadoo ay ka maqan yihiin David Luiz iyo Kieran Tierney, balse uu usoo laabtay Martin Odegaard oo ciyaartii Slavia Prague dhaawac ku maqnaa.Mikel Arteta ayaa labadii ciyaarood ee ugu dambeeyey ee dhamaan tartamada aanay kooxdiisu wax guul ah gaadhin, waxaana karbaashtay Liverpool, halka Prague ay barbarro ku qabatay iyadoo joogta garoonkeeda Emirates Stadium.Gunners oo ku jirta kaalinta 11aad ee horyaalka, isla markaana 13 dhibcood ka dambaysa kooxda…

Kumaa “gaar ahaan” ugu socota farriinta culus ee ka timid beesha caalamka?

Muqdisho (Axadle) - Hogaamiyaha xisbiga Wadajir C / raxmaan C / shakuur Warsame ayaa ka hadlay bayaan ay si wada jir ah u soo saareen maanta IGAD, Midowga Afrika, Midowga Yurub iyo Qaramada Midoobay, wuxuuna ku tilmaamay fariin toos ah oo ku socota Madaxweyne Farmaajo. Bayaanka ayaa lagu yiri, "Waxaan mar kale xaqiijinaynaa sida ay nooga go'an tahay inaan taageerno geeddi-socodka doorashooyinka isbarbar-socda, doorashooyinka hal dhinac ah ama dadaal kasta oo cusub oo horseedi kara kordhinta xilligii hore." C / raxmaan…