‘Weerarkii qorsheysnaa ee Al-Shabaab waa laga hortagay, xubno badan ayaa ladilay’ – Axadle
Mahas (Axadle) - Saraakiisha qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka ee ka howlgasha gobolka Hiiraan ayaa faah faahin ka bixiyay dhimashada ka dhalatay weerar ay dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ku qaadeen duleedka degmada Maxaas shalay galab.
Saraakiisha hogaamineysay howlgalka ayaa sheegay inay ka war heleen weerarada qorsheysan ee Al-Shabaab, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal…