Halkan Kaalaya! Neymar Oo U Yeedhay Cristiano Ronaldo Iyo Lionel Messi
Xiddiga reer Brazil ee Neymar ayaa u gacan haadinaya Cristiano Ronaldo oo uu doonayo in uu yimaaddo PSG si ay iskaga garab ciyaaraan, iyadoo sidoo kalena uu doonayo in Lionel Messi uu yimaddo kooxdaas, si saddexdooduba ay iskaga garab ciyaaraan.Cristiano Ronaldo ayaa mustaqbalkiisa Juventus mugdi la gelinayaa, waxaana wararka la helayaa ay tibaaxayaan in dhamaadka xilli ciyaareedkan uu ka tegi doono Allianz Stadium haddii ay usoo bixi waayaan tartanka Champions League ee xilli ciyaareedka dambe.Lionel Messi ayaa isagana…