Marcus Rashford Oo Soo Xushay Shaxdiisa LIX Geesoodka Ah Ee Man United
Da’yarka weerarka kooxda Manchester United ee Marcus Rashord ayaa soo xushay shaxdiisa lix geesoodka ah ee kooxdaasi isaga oo diiday inuu isagu wax boos ah iska siiyo.23 sano jirka ree England oo barnaamij su’aalo iyo jawaabo ah ku qabtay bartiisa Instagram ayaa kaliya hal ciyaaryahan kasoo xushay safka kooxda uu hadda ka tirsan yahay.Rashford ayaa dhinaca kale naftiisa ka saaray isaga oo ku daray bedelkiisa halyeeyo ay kamid yihiin Paul Scholes, Ryan Giggs iyo Wayne Rooney.Isaga oo ka hadlaya Instagram-kiisa ayuu Rashy…