Ma Rumaysan Kartid – Thomas Tuchel Oo Kala Doortay FA Cup Iyo In
Tababaraha Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa kala doortay ku guuleysiga Koobka FA Cup ee ay finalkiisa caawa la ciyaarayaan Leicester Metropolis iyo in Blues ay ka mid noqoto afarta kooxood ee ugu sarreeya Premier League ee ka qayb-geli doona Champions League xilli ciyaareedka dambe.Chelsea oo ku jirta kaalinta afraad ee horyaalka Premier League ayaa waxay afar dhibcood ka horreysaa Liverpool oo ciyaari baaqi u tahay, waxaana haddii ay Reds soo badiso kulankeeda Axadda ay kaliya ka sarrayn doontaa hal dhibic.Waxa intaas dheer,…