SOOMAALIYA: Qarax ka dhacay Gaalkacyo – Axadle
Gaalkacyo (Axadle) Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in qarax caawa fiidkii ka dhacay halkaas oo ay ku dhinteen saddex qof oo saarnaa mooto Bajaaj.
Goobjoogayaal ku sugan Muqdisho ayaa sheegay in qaraxu uu ka dhacay dhabarka dambe ee Hotel Ambassador, bandhig faneed lagu qabtay koonfurta Gaalkacyo.
Sida ay sheegeen dad goob joogayaal ah qaraxa…