Waa Nin Ay Hooyadii Meel U Wado!! – Hooyada Cristiano Ronaldo Oo
Dolores Aveiro oo ah hooyada Cristiano Ronaldo ayaa u safartay dalka Talyaaniga si ay wiilkeeda u taageerto Ultimate-ka Copa Italia oo ay caawa kaga hortagayaan kooxda Atalanta kulan adag oo xiiso badan.Talaabada ay qaaday Aveiro ee markale shakiga galinaysa mustaqbalka Juve ee wiilkeeda ayaa ah inay calanka kooxda ay taageeraha u tahay ee Sporting Lisbon ula safartay Talyaaniga.Aveiro ayaan marnaba qarsanin nooca jacayl ee ay u qabto Sporting oo toddobaadkii hore kusoo guuleysatay horyaalka Portugal markii ugu horreysay 19…