“Man City Kumay Guuleysateen Horyaalka Haddii….” – Jurgen Klopp Oo
Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa sheegay in kooxda ay horyaalka Premier League ku xifaaltamaan ee Manchester City aysan horyaalka hanateen haddii ay qabto dhaawacyo lamid ah kuwa kooxdiisa dishooday xilli ciyaareedkan.City ayaa ku guuleysatay horyaalka markeedii saddexaad afar sano gudaheed iyadoo ay dhaawacyo badani haleeleen Liverpool isla markaana ay Man United awood u yeelan weyday inay si dhab ah ula tartanto.Liverpool ayaa ahayd kooxda ugu saraysay horyaalka wakhtigii ciida gaalada “Christmas” balse ugu…