Immisa Lacag Ah Ayaa La Siinayaa Kooxaha Horyaalka Premier League? –

Horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League ayaa lasoo gabogabeeyey Axaddii iyadoo kaalmaha saddexaad iyo afraad ay soo kala galeen Liverpool iyo Chelsea oo iska dhex-saaray Leicester  City oo shanaad u degtay.Manchester City ayaa ugu dambayntii la guddoonsiiyey koobka horyaalka Premier League oo ay kasoo ceshatay Liverpool oo xilli ciyaareedkii hore ka qaadatay, laakiin xilli ciyaareed adag oo ay soo martay kaalinta saddexaad ku dhamaysatay kulankii ugu dambeeyey.Liverpool oo in muddo ah ka maqnayd afarta sare ayaa guul…

Madaxweyne Farmaajo ma kusoo biiri doonaa shirka? – Caasimad…

Muqdisho (Axadle) – Shirka doorashooyinka ee ka socda Muqdisho ayaa waxaa markii ugu horreysay ka maqan madaxweynaha waqtigu ka dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, mana cadda illaa iyo hadda inuu dib ugu soo biiri doono iyo in kale. Wararka qaar ayaa sheegaya in Farmaajo uusan shirkan kusoo biiri doonin, sababo la xiriira xiisadda ka dhex-oogan isaga iyo madaxda maamul goboleedyada Jubaland iyo Puntland, oo haddii uu kusoo biiro shirkaas dib…

a female member of the Sovereign Council resigns

In Sudan, one of the two female members of the Sovereign Council - the body leading the country's transition - has resigned. Aisha Moussa El Saeed condemns the exclusion of civilians from institutions. Sudan's sovereign council,consists of 14 members - civilians and soldiers - led by General Abdel Fattah al-Burhan. The members…

Xog: Ciidankii ay DF geysay Gedo oo gadood sameeyey iyo arri…

Beled-Xaawo (Axadle) – Gobolka Gedo ayaa waxaa ka taagan xiisad ka dhalatay ciidamadii Dowladda Soomaaliya ay geysay Gobolkaas oo codsanayo in dib loogu celiyo Caasimadda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya oo markii hore laga keenay. Ciidamada ayaa sheegay inaysan ku noolan karin gobolkan oo xaaladdiisa nololeed ay adag tahay, islamarkaana aan u horumarsaneyn sida Caasimadda Muqdisho. Waxa sidoo kale sheegeen ay intaas ka badan ka maqnaan karin…

Lacag laga qaaday Bankiga dhexe oo VILLA SOMALIA la geeyay o…

Muqdisho (Axadle) – Xog ay heshay Axadle ayaa sheegeysa in mas’uuliyiin ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya iyo Wasaaradda Maaliyadda ay Bankiga dhexe ee Soomaaliya ka bixiyeen lacago malaayiin doollar ah, daba-yaaqadii bishii April ee sanadkan.  Lacagtaan oo lagu bixiyay amarka Madaxweyne Farmaajo ayaa sababta Bankiga looga soo qaaday lagu sheegay in laga cabsi qabay ciidamadii hubeysnaa ee soo galay Muqdisho, kuwaasoo Villa Somalia sheegtay in ay…

new failure in the negotiations between

Failure of negotiations between the Malian government and the National Union of Workers of Mali (UNTM). In a statement released on Sunday, the country's main union center announced that a second five-day strike would begin on Monday because it was dissatisfied with the state's proposal. as reported from Bamako, Serge…

Washington faces visa restrictions

The United States will impose visa restrictions on Eritrean and Ethiopian officials accused of adding fuel to the Tigray conflict, and regrets that they "have not taken significant steps to end hostilities". "The people of Tigray continue to suffer human rights abuses, atrocities, atrocities and need urgent humanitarian…

Funeral for two migrants who died in

In Ceuta, three people have died since the migration crisis started a week ago. A young man, who drowned on Monday 17 May while trying to swim to the Spanish enclave, was buried on Saturday 22 May. The other two were buried on Sunday, May 23. With our special correspondent in Ceuta, Magali LagrangeThe Muslim cemetery, near the…