N’Golo Kante, Mbappe, Benzema, Lukaku, Alaba – Waddamada Ay Asal Ahaan
25 waddan oo Afrikaan ah ayaa ciyaartooyo u dhashay ay ka qayb-gelayaan tartanka qaramada Yurub ee Euro ee caawa bilaabmaya, waxaana waddanka ugu badan uu yahay Faransiiska oo la xasuusan yahay in xiddigihii u qaaday Koobkii Adduunka 2018 ay ahaayeen laacibiin madow ah.Min France, Portugal, England illaa Switzerland, waxa ka buuxa ciyaartooyo asaal ahaantooda kasoo jeeda Afrika oo ay waalidkood u haajireen qaaradda Yurub, kuwo yaraantoodii tegay iyo laacibiin kale oo awoowyaashood ay halkaas tageen, halka qaarkood ay…