DEG DEG: Rooble oo xilal cusub magacaabay, kuwa kalena ka qa…

Muqdisho (Axadle) – Wareegto kasoo baxday xafiiska Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa agaasimayaal loogu magacaabay Wasaaradaha Gaanshaandhigga iyo Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya. Rooble ayaa agaasimaha guud ee Wasaaradda gaashandhigga Xukuumada Soomaaliya u magacaabay Xasan Maxamed Saciid Samatar, waxaana xilkaas laga qaaday Maxamuud Axmed Cali Fanax oo si ku meel gaar ah u hayey kadib markii wasiirka…

“Guardiola Isagaa Champions League Ka Xaday Man City, Waan Hubaa

Halyeeyga kubadda cagta Germany ee Lothar Matthaus ayaa tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola ku eedeeyay inuu kooxdaasi sabab ugu ahaa inay ku guuldarraysato Final-ka UEFA Champions League habeenimadii Sabtidii.Guardiola ayaa marar badan lagu eedeeyay inuu isku dayo inuu keeno hab ciyaareed cusub kaas oo ku sababa guuldarro kooxdiisa iyadoo markale isla eedahaas dusha laga saarayo kaddib guuldarradii magaalada Porto kusoo gaadhay.Halyeeyga Bayern Munich oo kamid ah shaqsiyaadka ku eedeeyay Guardiola fashilkii Final-ka…

The UN needs $ 200 million for Ethiopia’s Tigray, which is 90% on

The UN said on Tuesday that more than 90% of Ethiopians in the war-torn Tigray region needed emergency aid and helped over $ 200 million to increase its response less than a week after its official called on the UN Security Council. to avoid starvation. The United Nations World Food Program (WFP) has sounded the alarm that the conflict has caused an increase in hunger levels that were already high in Tigray. "A total of 5.2 million people, equivalent to 91% of Tigray's population, need food aid because…

DF oo shaacisay liiska magacyada xubnaha cabashada laga keen…

Muqdisho (Axadle) – Guddiga uu Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble u saaray xaqiijinta xubnaha cabashada laga qabo ee Guddiyada Doorashooyinka ayaa soo bandhigay magacyada xubnaha ay cabashada ka muujiyeen Midowga Musharaxiinta. Afhayeenka guddiga Ra’iisul Wasaaruhu u magacaabay hubinta xubnaha cabashada laga qabo, ahna Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa sheegay inay soo gaartay magacyada illaa 67 xubnood oo uu…

the leader of the Polisario Front is free to leave

Brahim Ghali was heard on Tuesday morning, June 1, 2021, by a judge. The leader of the Saharawi independence movement, which suffers from Covid-19 and cancer, has been treated in Spain since mid-April. He was the subject of two complaints against him in the country, including genocide, illegal detention and torture. The hearing was held in a tense diplomatic context on the issue of Western Sahara, but…

in Goma, internally displaced people while the volcano

Ten days after the eruption of Nyiragongo, volcanic activity seems to have calmed down a bit in Goma, but the evacuation order is still being maintained by the authorities. According to the UN Humanitarian Coordination, there are more than 500,000 displaced persons. But in recent days, we have seen a movement of these displaced people returning to Goma.…

Sawirro: Deni oo maanta isu-diiwaan geliyay doorasho qof iyo…

Garoowe (Axadle) – Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa saaka iska diiwaan-geliyay xaafadda Kaambo ee degmada Qardho, si uu u codeeyo doorashada goleyaasha deegaanka ee soo socota ee maamulkaas. Deni oo hore u ballan-qaaday hirgelinta nidaamka dimuqraadiyadda ee doorashada qof iyo cod ayaa maanta qeyb ka noqday dadka is diiwan-geliyey si ay uga qeyb qaatan doorashada…

the Central African delegation in Ndjamena is expected

After the incident that took place on Sunday morning at the common border, the Chadians did not pick up speed and continued to accuse their neighbor of aggression, of war crimes, which the Central Africans deny. The Bangui authorities are trying to calm things down and have decided to favor the diplomatic channel to resolve this crisis with a delegation expected in Ndjamena.…

still issues after the announcement of a

Laurent Gbagbo returns to Ivory Coast on June 17, according to his party. Laurent Gbagbo, acquitted by the ICC on March 31, has lived in Brussels for two years. His return after a ten-year absence is especially waiting for his followers. For several days, a debate has raged in Abidjan about what form it should take: discreet as the authorities and the RHDP, the ruling party want, or popular and…

Surprising Side Effects of Not Eating Enough Calcium, Says

We all remember those commercials with our favorite celebrity donning a milk mustache. Although silly, those milk mustaches ingrained a key message for many of us: dairy is packed with nutrients that support strong, healthy bones. Namely, calcium is the superstar nutrient found in dairy products. Without calcium, our muscles and bones wouldn't function properly. Turns out, there are many mega side effects of not eating enough calcium in your diet. Here's what you need to know, and for even more healthy eating tips, be sure…