RASMI: Arsenal Oo Shaacisay Magacyada SAGAAL Ciyaartoy Oo Ay Fasaxday
Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa shaacisay magacyada sagaal ciyaartoy oo ay ka fasaxday koodeeda maalmo ka hor inta aanu furmin suuqa iibk ciyaartoyda ee xagaaga.Arsenal oo markii ugu horreysay laga waayeyo tartamada Yurub ee Champions League iyo Europa League tan iyo 1996kii, ayaa waxay oodda ka qaadaysaa dersin ciyaartooyo ah oo dhamaantood aan iib ahayn, isla markaana ka dhaqaaqaya Emirates Stadium.Tababare Mikel Arteta ayaa rajaynaya in kooxda uu dib u dhis loogu sameeyo laakiin waxay caqabadi ka jirtaa qasnadda madhan…