Liverpool Oo Philippe Coutinho U Qaadanaysa Deyntii Ay Ku Lahayd

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa dib u helaysa xiddigeedii ay £142 milyan oo Gini ku iibisay ee Philippe Coutinho oo si bilaash ah ugu soo laabanaya kaddib saddex sannadood iyo badh uu ka maqnaa, waxaanu markan ugu soo laabanayaa si bilaash ah iyadoo u qaadanaysa dayntii ay ku lahayd Barcelona.Barcelona ayaa lagu soo warramayaa in ay u bandhigtay Liverpool in dayntii ay kaga lahayd iibkii Coutinho ay dib ugu qaadato isla laacibkan, laakiin lacagta ayaa ah mid aad u yar marka la barbar-dhiga midda ay ka bixisay.Coutinho…

Libya’s Prime Minister calls on Algeria to support reconciliation

Prime Minister Abdul Hamid Dbeibah called on Algeria to support reconciliation efforts in Libya. Dbeibah's call came after his meeting with Algerian President Abdelmadjid Tebboune in the capital Algiers on Sunday. According to Dbeibeh's office, the prime minister said Algeria "had not interfered in Libya's affairs for the past ten years", adding that "Libya sees Algeria as an older brother." Meanwhile, the Algerian Presidency confirmed in a statement that Dbeibah had asked Tebboune to participate in…

Soomaali ka bar-bar dagaalamayey Xuutiyiinta oo dagaal lagu …

Sanca (Axadle) – Telefishinka Cadan ayaa baahiyey in muwaadin Soomaali ah oo ka bar-bar dagaalamayey kooxda Xuutiyiinta dalka Yemen Khamiistii lasoo dhaafay lagu dilay iska hor imaad dhex-maray kooxdaasi iyo sidoo kale ciidamada dowladda Yemen. Magaca muwaadinka lagu dilay dagaalkan oo ka dhacay jiida gobalka Ma’rib ee Bariga dalkaasi ayaa waxaa lagu sheegay Maxamed Saalax Sheekh Daahir, waxaa la sheegay in maleeshiyada Xuutiyiinta ay ku aaseen…

Thomas Tuchel Oo Shaaciyey Tirada Ciyaaryahanadda Uu U Baahan Yahay Inuu

Tababaraha Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa shaaciyey tirada saxeexyada uu u baahan yahay in uu sameeyo, kaddib markii ay kooxdiisu ku guuleysatay tartanka Champions League.Tuchel oo bishii January loo magacaabay tababaraha Chelsea kaddib markii shaqada laga caydhiyey Frank Lampard, ayaa waxa uu kooxda ku sameeyey isbeddel weyn iyadoo uu keenay afarta sare, finalka FA Cup iyo Champions League oo ay ku guuleysteen.Roman Abramovich ayaa lacag badan geliyey kooxda suuqa iibka ciyaartoyga ee xagaagii hore, waxaana in ka badan 250…

WARKII LA SUGAYAY: Zidane Oo Qoraal Dheer Ku Weeraray Florentino Perez

Zinedine Zidane ayaa eedaymo u jeediyey Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane maalmo kaddib markii uu iska casilay shaqada tababarenimo, waxaanu sheegay in uu ka waayey ixtiraamkii uu mudnaa iyo kooxda oo ay muuqato in aan lagu samaynayn dhisme.Zidane ayaa qoraal uu soo saaray, waxa uu sheegay in sababta uu uga tegayo Real Madrid ay tahay, in aanu kooxda ka haysanin kalsoonidii uu u baahnaa, taasina keentay in uu iskaga tago shaqadiisa.Warqad dheer oo wargeyska AS uu u gudbiyey Zidane ayuu ku…

Wasiirka arrimaha gudaha XF oo magacaabay agaasimeyaal cusub…

Muqdisho (Caasimada Onlin) – Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha xukuumadda xil-gaarsiinta, Mudane Mkhtaar Xuseen Afrax ayaa magacaabay agaasime waaxeedyo cusub oo haatan wixii ka dambeeya ka howl-gali doono wasaaradaasi, kadib wareegto uu soo saaray. Afrax ayaa magacaabay illaa afar agaasime, kuwaas oo qabanayo howl-aha kala duwan ee hor-yaalla wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya. Wareegtada oo kuu taariikheysan…

TOBANKA Difaac Dhexe Ee Ugu Wanaagsan Kubadda Cagta Waqtigan Oo La

Difaacyahannada dhexe ee ugu wanaagsan dunida ayaa la shaaciyey, waxaana kaalinta koowaad kusoo baxay Ruben Dias oo Manchester City khadka dambe uga ciyaara, kaas oo xilli ciyaareedkiisii ugu horreeyey ee uu ku qaatay Etihad Stadium ka sameeyey qaab ciyaareed cajiib ah.Laacibka reer Portugal ayaa isbeddel badan ku keenay khadka dambe ee Man City, isagoo ka caawiyey in ay ku guuleystaan horyaalka Premier League iyo Carabao Cup, sidoo kalena finalka Champions League ayay yimaaddeen oo ay Chelsea ka qaadday. Majaladda caanka ku…

President Macky Sall inaugurates new hospital

The construction of the Amath-Dansokho Regional Hospital in Kédougou is part of a policy of better access to health care. Three other hospitals have been opened in Touba, Kaffrine and Sédhiou at a total cost of approximately CFA 97 billion (EUR 147.7 million). After more than two years of work, Kédougou Hospital is coming to free the population and healthcare staff, although there are some fears and issues left. The large white buildings at the new hospital with 150 beds denote the red laterite road that stretches several…

Headlines: the military is tightening its grip

"While the war against the jihadists in the north and in the center of Mali is still far from winning, the military once again intervened in the political game in Bamako. notes Le Monde Africa. On August 18, 2020, the same group of five colonels, already led by Assimi Goïta, forced President IBK to resign. Nine months later, the scenario was repeated with the interim president. The story seems to stem and the international…

In the kitchen with Sandra: bléfoutou crumbs

Candied sugar bread from pineapple, bléfoutou flour, brown sugar and palm wine-based liqueur: these are the ingredients for adapting a great British classic to the Beninese sauce: crumbs. A recipe where only butter is imported; all other ingredients are produced in Benin. This morning, Sandra Idossou invites you to her kitchen for the first recipe in a series that we find every week in "La Vie ici".…