Maxay Ahayd Arrintii Ku Saabsanayd Sergio Aguero Ee Guardiola U
Pep Guardiola ayaa sii sagootiyey Sergio Aguero isagoo ilmaynaya, waxaana uu sheegay inuu ka tegayo xiddig aanay waligood heli doonin beddelkiisa, iyadoo uu waliba laacibkanna tegay kooxdii Pep Guardiola uu tababarenimada kasoo unkay ee uu ciyaartoygana ka ahaa Barcelona.Sergio Aguero ayuu aabbihii sheegay, in oohintii Pep Guardiola ay ahayd ‘ilmada yaxaaska’ oo uu been la ooyey, xilli ay suuqa ku jirto in tababare Pep Guardiola uu ku qasbay Aguero inuu ka tago kooxda oo aanu kordhin qandaraaskiisa.Guardiola ayaa beeniyey…